HIDDO DHOWR

WELCOME

HIDDO DHOWR

HIDDO DHOWR

Somalisk litteratur och kulturkväll

 

Stockholm Readers Club (Stockholms läsklubb) bjuder in dig till ett stort kulturevenemang. Huvudgäst är den kände författaren och professorn Abdillahi Deria Guled ( Arraale ) från Denmark. 

 

Sheeko Gaaban: Labaatan jir Khasaaray

Waa labaatan jir aan waligii luuf luuf iyo leel leel midna arag. Kuwa uu la leefalka yahay wuu ka feedho weyn yahay oo isuma dhawa. Caano niidoo iyo cunto magaalo ayuu  ku soo koray, carrabkaba waligii ma saarin

Faallo Ku Saabsan Buugga Halgan iyo Hagardaamo Ee Taariikh Nololeedka Cabdillaahi Yuusuf.

Waxa aan fursad u helay in aan akhriyo nuqul ka mid ah buugga ay dhowaan soo saartay Shirkadda Scansom, uuna qoray madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Baro Xarfaha Labanlaabma oo hagaaji qoraallada afkaaga Hooyo

 

 

 

 Qoraalkani waa cashar yar (670 eray) oo waxtar u yeelan doona ama billad-daye u noqon kara qof kasta oo qora afka Soomaaliga oo ay mugdi uga jiraan Xarfaha Labanlaabma.

Wax Ka Baro Dalka Malaysia

Dalka Malaysia. Malaysia waxa uu kamid yahay wadamada ku yaala qaarada Eshiya waxana uu dalku ka kooban yahay laba jasiiradood oo waaweyn oo midkood xuduud xaga bariga kala wadaagto dalalka Indonesia iyo Thiland. Caasiamda dalka Malaysia waxa la yidhaa Kuala Lumpur.

Aabbe ka digay gabadh faafinaysa diinta Kiristaanka

Aabbo Cabdi Cismaan Wacays oo degan xaafadda Sheekh Nuur ee magaalada Hargeysa ayaa walaac iyo cabasho ka muujiyay haweenay Itoobiyaan ah oo uu ku eedeeyay inay faafinayso diinta kiristaanka taas

Milgaha Saxafiga

 

Aan ku bilaabo ciwaanka maqaalkayga Milgaha Saxafiga waa laba erey oo macno ahaan kala duwan, balse marka la mataaneeyo walaaloobi kara, isla markaana uu akhristuhu si fudud u fahmi karo macno ahaan iyo u-jeeddo ahaanba.

Xulka Zambia oo ku guulaystay koobka qaarada Africa.

Caasimada dalka Zambia ee Lusaka ayaa farxad ku waabariisatay subaxnimadii shalay kadib markii xidigaha Zambia si taariikhi ah ugu guulaysteen koobka qaramada qaraada Africa oo lagu qabtay dalalka equatorian Guniea iyo Gabon.

Magacyada Raggii Hore Ee Soomaaliyeed


Akhristayaasha qaaliga ahoow waxaan maanta jeclaystay inaad ila wadaagtaan maqaalkan , kaasi oo aan dib ugu milicsanayo magacyada Ragii hore ee Soomaaliyeed

 

Wax ka baro dalka jamhuuriyada Sri Lanka

Dalka jamhuuriyda Dimuqraadiga ah ee Sri Lanka oo kamid ah dalalka qaarada Eshiya ayaa ah wadanka ugu koonfureeya qaarada Eshiya, waxna uu ku yaalaa dhinaca koonfureed ee dalka Hindiya.

Stockholm Reader’s Clubs Första Årsdagen och Stockholms Bokmässa.

 

På söndag den 29 jan 2012 skall äga rum i Rinkebyfolketshus ett årsjubileum för Stockholm Readers Club. Författaren Bile Hashi som är en namn kunnig svensk-Somalier kommer att medverka.

Cumar Laangadhe iyo Jacaylkii Ina Suldaan!

Urugiyo xusuus baa
asaraarka faallada
saqda dhexe abuuree
umal iyo ladh soo kaca
wakhtiyada inkaarta ah
maxaa lagu illoobaa? Hadraawi

Page 1 of 13

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
You are here: