HIDDO DHOWR

WELCOME

HIDDO DHOWR

HIDDO DHOWR

Hal-xiraale igu adkaadey!

Assalaamu Alaykum walaalaha qeymaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah. Ogeysis:Waxaa maanta sharaf ii ah inaan idiin ogeysiiyo inaan Allah dartiis ujeclahay qofkasta oo Soomaali ah oo jecel in ummadda dhibka kabaxdo.

Dhaqanka Soomaalida!

 

Somalida oo lahayd dhaqan aad u wanaagsan, dhaqan ku qotoma shareecada islaamka, dhaqan ka somalida oon lagu soo koobi Karin qoraal kaliya ayaan manta wax yar ka taataaban doonaa dhaqan keenii suubanaa ee anu ku dhaadan jirnay.

Wax ka baro Shirkadaha soo saara Baabuurta Adduunka W/Q. Maxamed Warsame

Qormooyinkani waa kuwo aan si khaas ah idiinka soo tebiyo mareegaha hanoqaadka ah ee Maantana waxaynu ku falanqayn doonaa gawaadhida adduunka iyo noocoodii ugu danbeeyey,

SHEEKO GAABAN: Nabsi Guratay! – W/Q. Axmed-Deeq

Bariido san dabadeed, erayada farriintani xanbaarsan tahay waxay ka soo liigayaan qalbi naafoobay, naf qarracantay iyo maan qayirmay.

Heesaha Abwaan Maxamed Cali Kaariye iyo Qaaciidooyinka Jacayl ee ku duugan – W/Q. Sakariye Saxardiid Q. 1aad

Waxaynu ognahay in AHN abwaan Maxamed Cali Kaariye, uu ka mid ahaa hal-doorkii dhidibada u aasay suugaanta somaliyed.

Qof is diiddan baan ahay!

 

Habeenka oo badh tegay baa, hammigu lammaan yahay, hurdo igaba dheer tahay, Haatuf ila hadlaayaa, hawl ii bandhigayaa, heegada dad aadoo,

Tobankiisii Faroodba waa la soo helay !


Somali badan ayaa markii yurub ay qaxoontiga ku yimadeen kolba dhan u yaacay iyagoo is leh koley wax badsada lakiin maahmaahdii waxay aheyd wax badso wax beelbay leedahay .

Cawayskii Quruxda badnaa – W/Q. Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

Haddii aynnu Soomaali nahay waxaa jira laba weedhood oo afkeennu aad u caadaystay kuwaas oo ka la ah "af soomaaligu wuu sii dhimanayaa" iyo "dadka soomaalidu wax ma akhiyaan".

Ogaysiis: Barnaamijka Maaweelada Carruurta

 

Sheekooy sheeko, Sheeko xariira, Shilin baa booday, Geeday sheegtay…  

 

QISO ANIGA IGA OOHISAY!

 

 Assalaamu Alaykum walaalaha qeymaha iyo qaayaha badan ee kuxiran websitekan qeymaha badan. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu ku saabsan yahay sheeko aniga iyo dad badan oo akhriyey ka oohisay.

 

8da Maarso: Maalin xusid Mudan

Dhammaan magaalooyinka waaweyn ee Soomaalida sida Muqdisho, Hargeysa iyo Garoowe waxaa laga wada xusay 8da Maarso, Maalinta Haweenka Adduunka.

Gorfaynta Silsiladdii Deelley – W/Q. Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

Hordhac: Silsiladda jiiftada ah ee Deelley wax ay ka mid ahayd suugaantii aan ku barbaaray. Iyada iyo maansooyin kale

oo badan oo cajalado lagu duubay, oo siyaasad iyo qabyaalad u badnaa,

Page 1 of 16

  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
You are here: